shurbadayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shurbadee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shurbadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Meseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur