shurgin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shurgi. ld shurgis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shurgi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof ishiisa laga baqayo hanti yar siin si ishiisa looga badbaado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shurgis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shurgin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur