shuufid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shuuf.

shuuf

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Macnaha:

  1. Wax ama qof ilaalin ama fiirin.