shuuqshuuq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Kadafka qaarkiis oo raxa-raxan u socda. ld shuushuunle, shuuq-shuuqle.

shuushuunle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shuuqshuuq.