shuyuuciyaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld shuuciyad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shuuciyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka wax soo saarka ay dawladdu gacanta ku hayso. ld shuyuuciyad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0