sibbaaqnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sibbaaqan. ld sib-baaqnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sibbaaqan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

Macnaha:

  1. Dhar iwm wax midab loo yeelay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur