sibbaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sibbaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sibbaar

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. Cid daryeelid; cid taakulayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur