sibiibixasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sibiibixo². ld sibiibixo¹ (2).

sibiibixo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meel siman ama qoyan oo lagu siibto. 2. ld sibiibixasho.
  2. Meel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.