sibiibixin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sibiibixi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sibiibixi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax meel siman ama qoyan ku taraarixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur