sibqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sibqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sibqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax iyadoon la calalin liqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur