sidbo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-baday, -batay)

Macnaha:

  1. Meel siman oo qoyan ku simbiriirixasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur