sigaaryacab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof sigaarka qiijiya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur