siibnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg siiban². ld sibnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

siiban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Wax la siibay noqosho.
  2. Wax la siibay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur