siicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg siic².

siic

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhega-adeyg. 2. Dhib ku jirid; rafaadsanaan. 3. Yasid.
  2. 1. Dhega-adeyg muujin. 2. Dhibkujir. 3. Yas.