siifad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Saliidda beerka libaax-badeedka laga shiilo. 2. Urka saliidda beerka libaax-badeedka iwm.