siihaye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof xil si aan rasmi ahayn u haya; kusime.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kusime

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof jago uu hayo aan rasmi ku aheyn; kumeelgaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur