siijeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Oogada qaarkeeda sare, dhanka jeegada iyo dhabarku ku yaalliin. 2. Wajhadda dambe ee wax leeyihiin, sida buuraha, aqallada iwm. 3. Dulqaad iyo wax qodqodis la'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur