siilholac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Halaamacoodka siilka oo uu keeno sida badan deris ku noolka la iraahdo “trichomonas vaginalis”, oo u sabab ah: cunto xumo iyo nadaafad xumo.