siineyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg siinee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

siinee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax qurxin. 2. Wax xardhid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur