sikilaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sikilaysan. ld sikilaysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sikilaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax sikilo laga dhigay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sikilaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld sikilaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur