sikilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. S. ah: Xabuubka badarta oo la finjilay.
  2. Badar iwm qashin ka saarasho.