siklid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sikil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sikil

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

Macnaha:

  1. 1. Badar budo iyo jiriir u kala saarid. 2. Badar qashin ka saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur