silacsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg silacsan. ld silacsanaansho, silicsanaan, silicsanaan-sho.

silacsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax silic hayo ahaansho. ld silicsan.

silacsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld silacsanaan.

silicsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld silacsanaan.