silcin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg silci. ld silcis.

silci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid silac gayeysiin; saxariirin.

silcis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld silcin.