silicdilyayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg silicdilyee. ld silacdilyayn, silicdilyo.

silicdilyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. Si nacdiir (nacayb) leh cid wax u yeelid. ld silacdilyee.

silacdilyayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld silicdilyayn.

silicdilyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Si nacdiir leh oo cid wax loo yeelo. ld silicdilyayn.