siligleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hab geelu u socdo marka uu seetaysan yahay; sulsul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sulsulQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-ulay, -ushay)Macnaha:ld sunsun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0