silikeyt

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Iskudhisyo tiro badan oo leh ayoonno bireed iyo iskudhisyo silikon-ogsijiin oo kakan. Silikeytyo badan ayaa si dabiici ah ugu jira dhagaxda iyo macdanta.