silsilad cunto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Beddelka tamarta ee laga keenay dhirta cagaaran, iyada oo maraysa dariiqad taxana ah oo noolayaasha mid waliba cunayo ka ka hooseeya ee silsiladda, isagana uu cunayo kan ka sarreeyaa. Haddaba dhirta waxa cuna daaq cunayaasha, iyada oo iyagana ay cunaan hilbo cunayaasha kala duwani.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur