simbayrQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Doc; dhinac. 2. Boodidda nafley labada dhinac midkood u booddo. 3. Iin sinaha gasha oo dhutis keenta. ld sinbayr.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
docQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-co, m.l)Macnaha:Barbar; dhinac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhinacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale taageersan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sinbayrQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld simbayr.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0