simbiirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg simbiir².

simbiir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Is-afgaranshawaa; iskhilaaf. 2. Firo.
  2. 1. dhinac u kufid. 2. Cid khilaafid.