sinaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sinayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sinayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Ka s.: sino samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur