sindiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Siyaakhad shunufyo leh, qalin ka samaysan, cududdaha la gashado oo waayihii hore dumarku qaadan jireen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0