siniqso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld siliqso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

siliqso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld siniqso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur