sinjibiil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geedgaab laamo dhuudhuuban iyo caleemo sida kuwa meseggada u baxa leh, kana baxa Afrika iyo Aasiya oo leh bari dhadhan kulul oo cuntada lagu darsado, daawana laga sameeyo.