sinsaaryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah tabaha legdanka oo qofka inta sinta la saaro la legdo. ld sinsaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sinsaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sinsaaryo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur