sirrowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:Qof sir badan; khayaanalow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khayaanalowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:Qof dhagar badan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0