sirsirQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Dowlisgoys; xariggoys. 2. S. ah: sallax; digdigo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xariggoysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:Dowligoys; sirsir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sallaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-xyo, m.dh)Macnaha:Dhagax fidsan oo siib ah.Wax sidii la rabay u diyaarin si hawl loogu qabsado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
digdigoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meel yar, bannaan, simman, oo ciiddeeda aad loo nabay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0