sixirfuryayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sixirfuryee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sixirfuryee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. Cid sixir ka daaweyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur