siyaadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg siyaadso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

siyaadso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax kor-dhisasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur