siyaaro
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
- 1. Booqasho cid loogu tago. 2. Xus qof dhintay loo dhigo oo loogu duceeyo.
- 1. Cid booqasho ugu tegid. 2. Qof dhintay xusid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

