siyaasadayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg siyaasadee. ld siyaasadays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

siyaasadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid siyaasad kula dhaqmid. 2. Cid khayaa-mayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

siyaasadays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld siyaasadayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur