socod iskudubbaridan oo fudud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Saxar ama walax ee waxa ay ku socotaa socod iskudubbaridan oo fudud, marka ay ku washato bar maguur, ayna raacdo xarriiq toosan. eeg socod iskudubbaridan.

socod iskudubbaridan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Socod kaleedka saxar ama walhasho leh muuqaal-ka hireed ee qaabka garaafka sayn.