socodka barawn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Socodka hablaawaha joogtada ah ee saxarada maatarka (ugu dhawaan dhexroor 1æm ah) marka ay dul heehaabayaan hoor.