soddoh

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-hyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Haweeney gabadha ay dhashay ninka qaba waxa ay u tahay ama haweeney wiilka ay dhashay gabadha uu qabo waxa ay u tahay. 2. Haweeney gabadh leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur