sogordahid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sogordah². ld sogor-dah¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sogordah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Maldahidda hadal iwm la maldaho. ld sogordahid.
  2. Hadal iwm maldahid; wax sarbeebid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur