solo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-oshay, -olatay)

Macnaha:

  1. Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab ku bislaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur