sonkor-caanood

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Sonkor ka kooban hal molikiyuul oo gulukows ah oo ku xidhan hal molikiyuul oo galaktows ah. S. c.da waxa soo saara ganjidho caanoodda waxaana laga helaa caanaha oo keliya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

s

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

c

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ca') Xarafka saddexaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur