sonkornabaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sokornabaad.

sokornabaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Sonkor kuuskuusan oo badanaa sida nacnaca carruurtu u cunto; sonkordhagax. ld sokornabaad.