soofayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg soofee. ld soofays.

soofee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -faysay)

Macnaha:

  1. Mindi iwm soofe ku afayn.

soofays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld soofayn.