Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg soogan. ld soognaan-sho.
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)
Macnaha:
- 1. Cid meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho. 2. Qof dhuuban oo xoog leh ahaansho.